Wareeji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax wareegaya ka dhigid. 2. Dhinac kale u dhaqaajin (wax ama qof) 3. Ku w.: qalab ama xil qof faraha ka saarid. 4. Badar shiidan si buunshaha looga saaro walaanwilin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareeji

maageer | maageeran | maageero | saalaxweeto | abqaad | bannee | beddel | borojekshan-koombeed | borojekshan-toobineed | bowd |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg