Warqad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto. 2. Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warqad ↴
laab | maab | waaran | aftir | aqoonsi | baas | ballanqaad | baqshad | biig | borojekshan-koombeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg