Weyl
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.l)Dhasha lo'da keeda lab.
Weyl
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Burcad. 2. (-lo, m.l) Dhasha lo'da teeda dheddig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weyl ↴
waalli | birimbirqo | dhamiijo | dhaylaqaad | gandaal | hargaweylaalis | joogjooge | ka-goys | sees | wajac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg