Xag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhan; jaho; dhinac; gees.

Xag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah.

Xag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xag

da'aa | daabad | haad-haad | kaad | yaadaddo | naaf | daafad-xagleed | kaah-qorraxeed | naafee | naafo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg