Xanaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanaf ↴
xallaafato | yahan | aneexo | dhagax-lool | dhexgal | dhuxun | gubungub | kiriiri | sulub | sulux |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg