Xiriiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dad xiriir wanaagsan la yeelasho. 2. Awr iwm isku daba xirid. 3. Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiriiri

na | maadaama | ee | laakiin | oo | waayo | afweyn-holac | asii | bacdamaa | dabaxir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg