Afartanbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, isay)

Naag dhashay ummulnimo ka bixin. ld afartambixi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afartanbixi

afartambax | afartambixi | afartambixid | afartambixin | afartanbax | afartanbixid | afartanbixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg