akhas
(Erey Dareen | Exclamation)

Erey la yiraahdo markii la arko ama la maqlo wax xun. ld aqas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh akhas

aqas [Erey Dareen | Exclamation]
ld akhas.

fasakhasho [m.f.dh]
eeg fasakho. ld fasaqasho.

takhasus [m.l]
ld takhasusid.

takhasus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.

takhasusid [m.f.dh]
eeg takhasus². ld takhasus¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg