akhir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Waqti la rabay dib uga dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh akhir ↴
aakhir [m.l]
1. Kan dambe. 2. Quraanka qaybtiisa damba. ld aakhiritaan. aakhiritaan
aakhiritaan [m.l]
eeg aakhir. aakhir
aakhiro [m.dh]
Meesha iyo nolosha dambe ee lagu noolaan doono marka adduunka laga tago.
aakhirutahan [m.l]
eeg aakhir. aakhir
kaadishir [m.l]
1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.
akhiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax waqti la rabay dib uga dhacay noqosho.
akhiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax waqti la rabay dib uga dhacay ahaansho.
akhiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax waqtigiisa dib u dhigid.
akhirid [m.f.dh]
eeg akhir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg