Biil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf.
Biil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biil ↴
biibbiilayn | biibbiile | biibbiilee | biibiile | biilasho | biilid | biilo | bilirubiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg