Can

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga can

ibagorayo | daabacan | daafi | ibdar | jaarri | jaarri | maanacan | naas | oodkacan | raaracan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg