Cayil
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Hilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.
Cayil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Hilib iyo baruur badan yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayil ↴
naax | naaxi | naaxsan | tabaadi | buuran | buuri | buuro | cabbaar | cagabbaruur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

