Cayili

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nafley wax cayilan ka dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayili

naax | naaxi | buuri | buuro | cayilid | cayilin | karaar | kobci | koboc |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg