Dabin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabin

caaci | laandhici | caaro | cay | cimilgal | coofley | dab | dabindhuud | dabinqool |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg