Dhacaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

Hoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogada noole. ld dheecaan¹.


Dhacaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Hab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kala soo baxo oo kaddib u beddel kiimikaad ku sameeyo si uu u soo saaro walax lagu isticmaali karo jirka dheexdiisa ama dibedda looga saarayo.


Dhacaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Oogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah ka imaansho. ld dheecaan².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacaan

baabbaca-caleen | jaalabuto | onkod | sabaad | ugaxlay | xabag | xajiin | xalxal | afyuun | asal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg