Dhaqmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hab wax loo dhaqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqmo

saabaan | caado | rabbaayad | xamaan | anshax | anshaxdarro | anshax-xumo | aslaax | baro | basar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg