dhixid
(m.f.dh)eeg dhax². ld dhixis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhixid ↴
baad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Hooy ka dhixid (qof ama xoolo).
cawadhaxmee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Meel loo socdo hal habeen u dhixid.
dhixis [m.dh]
ld dhixid.
dibbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
dibbood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoolo, xeradoodii ka dhixid.
geshiinee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-neeyay, -naysay)
Ku g.: meel habeen ku dhixid marka safar dheer lagu jir.
midabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Wax midab u yeelid. 2. Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
midbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid.