Feero
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Qalab bir ah, gacan la qabto leh, oo dharka lagu kaawiyadeeyo; kaawiyad.
Feero
Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:eeg feer¹; qaaxo.
Feero
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Timo shanlo ku habaysasho. 2. Caw, mayrax iwm jeexjeexasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feero ↴
qaaxo | urug | wab | dhinac | feerasho | firin | mayraq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg