Fooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Dhul, jir iwm. wax ka soo taagan.

Fooc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Wax siman kor u soo kuusmid. 2. Abuur dhul kasoo bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooc

biyogal | foocaar | fooci | foocid | foocin | fooc-lalmada | foocsan | foocsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg