Foor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foor ↴
balwo | beb | bocor | dabaakh | dhafoor | dhafoorshiid | dug | duq | firimbi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg