Goor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin. 2. G.tiiba: isla waqtigii. 3. Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goor ↴
waa | naadir | caal | taariikh | agoor | agoornimo | algoordan | aqool | balaatihelmantis | balxo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
