Hadal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Dhawaaq afka dadka ka soo baxa, ereyo ka kooban oo macno leh.
Hadal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dlay, -dashay; -dli)Ereyo macno leh sheegid.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadal ↴
maadee | haatif | jaasuus | maakhad | maangal | naastro | nab | oodan | oomi | oraah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg