Halac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Uumi kulul. 2. Olol. 3. H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halac ↴
halacsad | halacsan | halacsanaan | halacsanaansho | halacsasho | halacsi | halacso | xanfaf | xanuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg