Hubaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

1. Cid qalab lagu dagaalamo haysata noqosho. 2. Cid arrad tiran noqosho.


Hubaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Cid qalab lagu dagaalamo haysata ahaansho. 2. Cid arrad tiran ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hubaysan

gaade | argaggixiso | birmad | fallaago | fardooley | foos | gobannimaddoon | haayir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg