Iftiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Kaah wax lagu arki karo. 2. Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.

Iftiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(fiis.) Sii deynta kaaha ka imanaya walax saxarradeedu nuugeen tamar, iyagoo gaadhaya xaalad kacsan, kaddibna ku noqday xaalad tamar hooseysa markii ay sii daayeen kaaha birlab-danabowga.

Iftiin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Wax kaah yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iftiin

wadaamaggoysyo | xalliiban | aas | afariyotobnaad | bashiic | bidhaan | bir | cadceed | cawar | dab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg