Ina

Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:

Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna³.

Inaba caadi ma aha*

aad ugu bogid. ka helid . la yaabid  Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ina

ubaxley | daa | daabbad | daaddeg | naawil | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxirid | oordinayt | organ |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg