Jawaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hees loo qaado xoolaha la shubayo.
Jawaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)Warcelin.
Jawaab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wixii lays weyddiiyey ka warcelin. 2. Xoolo la shubaya hees u qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jawaab ↴
unug-dareen-dhaqaaq | waalli | wadar | abyane huban | asaw | asiib | bocoolagguro | dhusinraac | faraq | halxiraale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg