Jeeni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.l/dh)

Labada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeeni

gaadaami | gaadaan | daddaabbe | jeenicalaf | jeeniqaar | jeeniwareen | qarqarsi | qarqarsi | sakiiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg