Jookar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Warqad turubka ka mid ah oo marka iskaalada la ciyaarayo meel kasta oo warqad ka maqantahay buuxiya; maato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jookar

maato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg