Jus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood. 2. Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
Jus
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:War yar oo xogtiisu gaabantahay ama aysan dhammayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jus ↴
jusbax | jusbax | jusbixid | juscambuuleed | juscambuulo | jusur | jusuur | khidmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg