Kayd
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
Kaydiso*
1. Xasuusta miskaxda 2.meemoriga taleefanada
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kayd ↴
jaabbiyad | gaaggur | haan | saaf | unug | bakaar | beeryaro | berked | biirso | booyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg