Layeele

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Magaca tilmaama qofka ama shayga uu ku dhaco falka yeeluhu sameeyo. Tus. “Saynab waraaq ayay qortay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layeele

i | kaa | na | idin | fal | gudbe | horyaale | in | ina | is |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg