Le'eg
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-ekaa, -ekayd)La siman; la mid ah; la fil ah; aan ka yarayn kana weyneyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga le'eg ↴
aaddan | saab | maalin-qorraxeed | waat | waax | xagal toosan | xajmi | ambiyeer | aragti-haraa | baay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg