Mooy

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Nooc shimbiraha ka mid ah. 2. ld mooye (2). Neef xoolaad oo tood ah (tooji). mooyaane qr. Qurub macnihiisu yahay “haddii laga reebo”; ma ahee. Tus. “Adiga m. qof kale ma imaan”. ld maahane, mooyee, mooyiye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mooy

raaciye | maago | uusxabaal | aawo | ashahaado | ashahaado | baaqi | balaatihelmantis | bisin | cagsalaax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg