Murugo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

ld murug² (1).

Murugo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.naf.) Xaalad maskaxeed oo qofku aad u qalbi xunyahay. Dhaqdhaqaaqu wuxuu noqon karaa mid kacsan oo aan xasillooneyn ama mid gaabiya oo an firfircooneyn. Dabeecadda qofka waxa ka muuqata rajobeel iyo beelosheeg. Hurdada, cuntada iyo fakarkaba oo xumaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murugo

jaalle | tacsi | anguugyo | belaayo | caloolgubyo | ciilkambi | gibilmadoobaad | hammi | hammi | hammisan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg