Nacayb

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Colaad uurka la isugu hayo; nac¹. ld necayb.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacayb

caajis | caajisad | nac | caloolfayoobi | caloolfayoobow | caloolfayow | caloolsan | col | colaad | fiir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg