Col
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal m.l)1. (u) Koox dad ah oo hubeysan. 2. Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro. 3. (u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga col ↴
aafo | raacdarreeb | gaade | jab | nabaaddiino | nabad | nabad | nabaddoon | nabdi | oog |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

