Qaybi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax dhawr qaybood ka dhigid. 2. Ku q.: hawl, arrin iwm cid kale ku aaddin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaybi

kaalandar | qaanso | raatib | saac | saacad | saami | saami | waax | waaxee | wadaaji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg