Saagooti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sii ambabixinta cid meel aadaysa la sii ambabixiyo. 2. ld saagoo-tiyid.
Saagooti
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Cid amba-bixin. ld sagooti².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saagooti ↴
saagootiyid | sagooti | sagootiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg