Saaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaran ↴
baa | ma | jaansaaran | laalan | oomaar | raaran | saarnaan | saarsaaran | xamil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg