Sabbee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Biyo, hawo iwm dul heehaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabbee

saaruq | balaanktoon | dulsabbee | fiix | firfir | heehow | sabbayn | shucayb-sacaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg