sal-jibbaar
(m.l) (-lal ..., m.l)

(xis.) Tirada jibbaarkeedu tusinaayo inta jeer ee tiradaasi la isku dhuftay. Tusaale ahaan 2(4), 2 waa salka, 4-tuna waa jibbaarka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sal-jibbaar

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg