Salaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Subixii aroorta hore. 2. (-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaad

aadaan | aadaan | oog | taarig | casar | cishe | duhur | eg | hormosalaad | hormosalaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg