Say
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)Wax naag ninka qabaa u yahay.
Say
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday)Wax isku garab safid.
Rabis:(say_tay)*
- Meel ama wax aad qabo isla hayd dib uga dhac.Id habsan;habsaamid.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga say ↴
waa | jaasayn | kaalsiyam haydarogsaydh | naatariyam-haydaroogsaydh | oosayt | saaruukh | waagii mesosooik | waagii senosayka | abbaanwarre | alifaatig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg