Shaash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shash, m.l)1. Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm. 2. Masar sida badan xariir ah, midabbo badan leh oo dumarku madaxa ku xirtaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaash ↴
baabbul | bashaash | bashaashad | bashaashnimo | carshaashayn | carshaashee | carshaasho | libaax | qushaash | qushaash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg