Shaki

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo.

Shaki

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Wax xaqiiqdooda sugi waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaki

jaahwareer | jaahwareer | jaahwareeri | taakalleel | bayaan | bushi | cad | cad | cuqdad | danni |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg