Suubbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax samayn. 2. Wax hagaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suubbi

suubbin | suubbis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg