Tali

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. U t.: cid meel xukumid. 2. Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho. 3. Ku t.: arrin talo ka bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tali

saab | qaafo | aayakatalin | abbaanduule | arrimi | boqortooyo | daraawiish | dimoqraadiyad | fardooley | gola-la-taliyaasha |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg