Tallaabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya. 2. T. qaad: arrin wax ka qabasho. 3. (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tallaabo

gaallisee | saandambee | algoordan | cirfiidad | dool | gudbe | jibaal | meertada Kaalfin | rigoore | shagcad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg