Tarbuush
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo, m.dh)Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarbuush ↴
darbuush |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg